Cutubkan Barashada Dahaaradu waxa uu ka mid yahay Silsilad Fiqi ah, oo aanu soo wadno, taasi oo magaceedu guud uu yahay BARO HAB-DHAQANKA NOLOSHAADA. Dahaaradu waxay u qaybsantaa laba nooc: Qalbiga oo laga nadiifiyo: xaasidnimada, naceybka iyo ceebaha. Iyo Jidhka ama Weelka oo laga nadiifiyo wasakhda (Tani waa ta cibaadada lagu banaysto, sida;
コメント