Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU

Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU

パッケージ:
psu.jaamacad.dhaqanka
ダウンロード:
5K
サイズ:
36 MB
Android 要件:
4.1 以上
アップデート:
2016年10月25日
36
最新バージョン:
1.0.2
年齢:
無料 ダウンロード

Waa todobaad lagu xusayey dhaqanka iyo hidaheena suuban, Waxaa kasoo qayb galay marti sharaf aad u tira badan uu ay ku jiraan masuuliyiin sarsare, islaa markaa ardaydu waxay soo bandhigayeen wax yaabo ka turjumaya hidaheena iyo dhaqankeena, sidoo kale waxaa la gudoon siiyey shaahado sharaf qabyo ka midaa macalimiinta howl wadeena jamaca sidoo kale ardayda marti sharafta qabyo ka midaa, gunaanka xalfadaas waxay ahayd mid aad iyo aad u xiisa badan, sawirada markaad daawanaysid waxaad dareemin sidii inaad joogtay oo kale xamaasad darteed, sawirada waxaa lagu qaaday muuqa ugu fiican oo lagu qaado, waxaana qaaday sawirda aadka u quruxda badan SHAREECO YAASIN, waxaa suurta galiyey barnaamijka jaamacada PSU, wixii aad qabtid ama nagu soo kordhinaysid fadlan noogu dir E-MAIL-ka hoos ku xusan.

コメント

類似のアイテム

のアプリ Somali